Madaxweyne Musaveni oo hal arrin ku amaanay dhigiisa Xasan Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga Madaxtooyada Uganda kula kulmay  dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay dagaalka dowlada Soomaaliya ay kula jirto argagixisada iyo qorsheyaasha ku qotoma shirka Waddamada Ciidamada ay ka joogaan Soomaaliya ee TCC (Troop contributing countries) oo dhawaan ka qabsoomi doona magaalada Kampala ee … Continue reading Madaxweyne Musaveni oo hal arrin ku amaanay dhigiisa Xasan Shiikh (Sawirro)